Nagu saabsan

Somalihealth.net, waa bogga ugu horreeya ee baahiya wararka caafimaadka Soomaaliya, waxaa ka helli kartaa warar iyo macluumaad ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo cilmi baarista caafimaad Soomaaliya. Waxaa aas’aasay howl-wadeeno caafimaad, Bishii Nofembar 2018.

Shabakadda waxa ey soo gudbineysaa mowduucyo fara badan, sida; warar caafimaad,  macluumaad qoto dheer oo ku saabsan xaaladaha caafimaad ee caadiga ah, cuntada, jimicsiga, iyo faallooyin caafimaad. Dhammaan mowduucyadaas waa kuwa si sahlan loo akhrin karo, la isku halleyn karo, si qoto-dheer loo falanqeeyay, waxaana loogu talagalay in akhristayaasha in ay gaaraan go’aanno xog ogaal ah oo ku saabsan caafimaadkooda.

Waxaan soo dhaweynaynaa dhammaan Akhristeyaasheena ku kala nool daafaha dunida, kuwaas oo si aad ah u daneynaya horumarka caafimaadka Soomaaliya.

Xafiiska ugu weyn wuxuu ku yaal magaallada Mogadishu, waxaa xarumo ku kala leenahnay London, Newyork iyo Kenya. Fadlan waxii dheeri ah lasoo xiriir email-keena info@somalihealth.net